Raashin iyo dawooyin xiligoodu dhacay oo lagu qabtay dekeda Muqdisho (Daawo Sawirro)

Maamulka gobolka Banaadir Waaxda Faya-dhowrka u qaabilsan ayaa dekedda weyn ee Xamar ayaa maanta soo bandhigtay raashin iyo daawooyin uu waqtigoodu dhamaaday oo laga soo dejiyey dekeda, taasoo ay ku wareejiyeen laamaha ammaanka si loo gubo. Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta gobolka Benaadir, Marwo Basmo Caamir Shakeeti oo kormeer ku tagtay goobaha laga helay … Continue reading Raashin iyo dawooyin xiligoodu dhacay oo lagu qabtay dekeda Muqdisho (Daawo Sawirro)